Site icon Qaamuus

ereyga

Caanateel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld caanaddiiq 1. 2.C. ah: xoolo lagu dhaqo meel u dhow tuulo ama magaalo si caanahooda loo suuqgeeyo. 3. C. ah: qof dhaqa xoolahaas. 3. ld caanateelid.

Caanateel

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Meel magaalo ama tuulo u dhow xoolo ku dhaqid si caanahooda loo suuq geysto. ld caanaddiiq².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caanateel

caanaddiiq | caanateelid | caanateelis | caanateelley |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version