Site icon Qaamuus

ereyga

Caarad-dhuub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

1. Wax kasta oo af fiiqan leh. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo af fiiqan leh. 3. Nooc ka mid rasaasta oo af fiiqan leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caarad-dhuub


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version