Site icon Qaamuus

ereyga

Ceshiimee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

1. Hanti la dhacay ama baadi ah ciddii lahayd u celin. 2. Safar bixiddiisa dib u dhigid. 3. Dhul in la daaqo, in mudda ah u diidid. ld ceshiinee, cishiinee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceshiimee

ceshiimeyn | ceshiinee | cishiinee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version