Cudud
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)1. Xubinta u dhexeysa garabka iyo xusulka. 2. Xoog; awood.
Cudud
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Wax xoog ku muquunin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cudud ↴
ceelgeeye | cududid | daro | dermad | garabjiid | iskutaallo | jijin | jilibxir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg