Cuqubo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Dhibaato weyn, cid ku dhacda oo kaga timaada nabsi uu galay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuqubo ↴
cuqubaysan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg