Curadxige
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)Wiil ama gabar dhalasho ku xiga curadka. ld curadxigeen.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curadxige ↴
curadxigeen |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg