Cuslee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)1. Wax miisan ku kordhin. 2. Arrin xalkeeda adkayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuslee ↴
cuslayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg