Site icon Qaamuus

ereyga

Daradhig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. D. ah: miro meel sare saaran oo la qallajinayo. 2. D. ah: ilmo dhashay oo aan weli afartankii ka bixin.

Daradhig

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Sariir caws ka samaysan oo aad dhulka ugu dhow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daradhig


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version