Dhabarjab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dh. ah: hawl culus oo lagu daalo. 2. Dh. ah: arrin aan lagu guulaysan. 3. ld dhabarjabid.
Dhabarjab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Ku dh.: hawl culus ku daalid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabarjab ↴
dhabarjabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg