Dhacmi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Ood xaro xoolaad afka ka saarid. 2. Ood weyn, cufan, xero ku adkayn. ld dhacami.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhacmi ↴
dhacami | dhacamin | dhacamis | dhacmid | dhacmin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg