Site icon Qaamuus

ereyga

Dhashuun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhacaan adag oo meel bugta ka yimaada; malax, milil. 2. ld dhashuumid.

Dhashuun

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uumay, -uuntay; -uumi)

Meel bugta dhacaan adag ka imaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhashuun

dhashuumid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version