Site icon Qaamuus

ereyga

dhaxantir
(m.l)

1. ld dhaxantire. Dhar aan tayo fiicnayn oo loo gashado dhaxan awgeed. 2. ld dhaxantirid.

dhaxantir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Wax dhaxanta la isaga baabi'iyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaxantir

deddatir [m.l]
1. Dhaxantir. 2. Gargaar deg-deg ah oo loo fidiyo qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey; dhibiibtir. ld deddatirid.

dhaxantire [m.l]
ld dhaxantir¹ (1).

dhaxantirid [m.f.dh]
eeg dhaxantir². ld dhaxantir¹ (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version