Site icon Qaamuus

ereyga

dhiibitir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Cid dhaawac ah israacin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiibitir

dhiibitiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la israaciyay ahaansho (qof dhaawac ah).

dhiibitirid [m.f.dh]
eeg dhiibitir.

dhiibitirnaan [m.f.dh]
eeg dhiibitiran. ld dhibitirnaansho.

dhiibitirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhiibitirnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version