Site icon Qaamuus

ereyga

dhoqran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qare, bocor, iwm wax dhoqor loo yeelay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoqran

dhoqranaan [m.f.dh]
eeg dhoqran. ld dhoqranaansho.

dhoqranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhoqranaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version