Dhulgoyn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(jool.) Jarida dhulka oo ay gooyaan wakiilo dabiici ahi, sida qorraxda, dabaysha, roobka, biyaha qulqula, barafka dhaqaaga, iyo badda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhulgoyn ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg