Site icon Qaamuus

ereyga

Eed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Denbi cid uusan ku caddayn lagu soo oogey. 2. Gef; denbi.

Eed

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
Aankaala aankeed*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

U JEEDO*

Macne.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Jeedaasha*

Jeedaasha 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Jeedaasha*

Jeedaasha 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Micnaheedu yahay kuuritaanka qof iska dhega tiraya waxa aad usheegeysid

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eed

aadaamid | aadaan | aadaan | qaab-dhuleed | caafimaad-beeleed | daacuun-calooleed | daafad-xagleed | eedaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version