Firaash
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shyo/furshaan, m.dh)1. Joodari. 2. Maryaha, bustaha iwm ee la dul saaro joodariga. ld furaash.
Firaash
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Maro, buste iwm joodari dul saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firaash ↴
firaashan | firaashid | firaashnaan | firaashnaansho | furaash | gogol |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg