fududow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-daaday, -daatay)1. Wax fudayd noqosho. 2. Wax sahal noqosho. 3. Qof fadaq noqosho. 4. Qof wax firfircoon noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fududow ↴
fududaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg fududow. ld fududaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg