Site icon Qaamuus

ereyga

furfuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

1. Wax bashaashnimo ka muqaato ahaansho (qof). 2. Wax xubnihii uu isugu jirey la kala bixiyey ahaansho. 3. Tolmo wax duntii isu haysey furatay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furfuran

furfurnaan [m.f.dh]
eeg furfuran². ld furfurnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version