Site icon Qaamuus

ereyga

Gaaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)

1. Xaflad loo sameeyo labada is aroosay maalinta ay toddoba baxayaan. 2. Dhisme ku meelgaar ah. 3. Kaltan. 4. Dad shir u fadhiya looga arrinsanayo xaajo waxku'ool ah. 5. Hareer. 6. Dibad. 7. Meesha gorayada ku dhasho. 8. Midab geelu yeesho oo madow xigeen ah.

Gaaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Wax ka dheeraan iyada oo muujinaya diidmo iyo nicitaan (nafley).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaaf

gaafabbax | gaafabbax | gaafabbixi | gaafabbixid | gaafabbixin | gaafal | gaafammeer | gaafammeer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version