gamas
(m.l) (-syo, m.dh)Warmaha yaryar jaad ka mid ah; hooto, dhegley.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gamas ↴
gamashi [m.l]
1. Xilliga naqu caddaado ee xooluhu caano yareeyo. 2. ld gamashiyi.
gamashi [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Naq, waqti uu caddaaday gaari.
gamashiyid [m.f.dh]
eeg gamashi². ld gamashi¹ (2).
kalhoraad [m.l] (-dyo, m.dh)
Dhammaadka gamashiga, waqti ugu horreeya waraabka xoolaha.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg