Site icon Qaamuus

ereyga

Garwadneed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(c.nafl) Dhuun dhiigga ugu weyn ee laga helo lafdhabarleyda sare, kaas oo ka qaada dhiigga ogsajiinta leh wadnaha dhinaca caloolyarada bidi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garwadneed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version