Site icon Qaamuus

ereyga

Geyoo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

1. Heer ama si la isgaarsiiyo. 2. Ka g.: dhaqan xun sameyntiisa ka waantoobid. ld gayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geyoo

gayood | gayoodsii | gayoodsiin | geyeysii | geygeysiin | geyoobid | geyood | geyoodsii | geyoodsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version