Gisi
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Naasley lo'da la bah ah oo duurjoog ah; lo'gisi; lo'gesi. ld ges.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gisi ↴
jaamuus | lo'gisi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg