Site icon Qaamuus

ereyga

Godan-weyn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(juqr.) Dooxo ballaaran oo ku dhacda oogada dhulka. Dooxadaasi waxay fidsantahay fogaansho gaaraysa dhawr boqol oo may.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga godan-weyn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version