Hanuuni
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Cid dawga san ku toosin. 2. Dhaqan, figrad, ama aragti cid ku barbaarin. 3. Cid meel aanay garanayn tusid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanuuni ↴
wacdi | wacdi | hanuunid | hanuunin | hanuunis | hanuuniye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg