Hawaarsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax barraaq u fadhiya ahaansho. ld hawaaran.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawaarsan ↴
hawaaran | hawaarnaan | hawaarsanaan | hawaarsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg