Site icon Qaamuus

ereyga

Jajab-caadi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo ..., m.dh)

(xis.) Jajabka sarreyehiisa iyo hooseeyehiisuba ay yihiin abyooneyaal, waa tiro u qoran qayb ahaan sida a, a waa sarreeye, b-na waa hooseeye. Waxa kale oo lagu magacaabaa jajab fudud.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jajab-caadi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version