jinjin
(m.dh)ld jijin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jinjin ↴
jijin [m.dh] (-imo, m.l)
Garangaro yar oo dahab ama qalin ah oo dumarku cududaha gashadaan. ld jinjin.
jinjingarayn [m.f.dh]
eeg jinjingaree.
jinjingaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Turub la qaybinayo isla ekeysiin.
jinjingaro [m.dh]
Isla ekeysiinta turub la qaybinayo la isla ekeysiiyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg