Kaalbaa
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Caano fadhi ah, oo si ay u adkaadaan biyihii laga miiray oo ay lagama maarmaantahay in lagu cuno fandhaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaalbaa ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

