Site icon Qaamuus

ereyga

kala-furan
(m.l)

(kiim.) Dumid ku dhacda molikuyuul una kala furta laba molikuyuul, laba atam, laba xididshe ama laba ayoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kala-furan

madoorsoomaha kala-furanka [m.l]
(kiim.) Madoorsoomaha dheelitiran ee falgal noociisu yahay kala furanka.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version