Site icon Qaamuus

ereyga

kalkulas-abyineed
(m.dh)

(xis.) Qayb ka mid ah kalkulaska ee lagu barto abyinaynta iyo adeegsigiisa. Waxa lagu dabaqaa raadinta bededka, mugagga, dhererrada xoodka ama furfurista xigsineed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalkulas-abyineed

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version