Labadhegood
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Geedka galleyda, meseggada marka uu yaryahay oo laba caleemood yahay. 2. Fallaar ama hooto laba ganood leh. 3. Weel dhinacyada laba siddo ku leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labadhegood ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

