Site icon Qaamuus

ereyga

Lacageyso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Badeeco lacag ku beddelasho. 2. Lacag yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lacageyso

lacageysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version