laqin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)1. U l.: qof wax la barayo u meerin. 2. U l.:qof sakaraad ah oo in uu dhimanayo la moodo ashahaado u marin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laqin ↴
laqinid [m.f.dh]
eeg laqin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg