Site icon Qaamuus

ereyga

maandhay
(u.j)

Erey qof dheddig ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maandhay

maandha [u.j]
ld maandhay.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version