Machad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo/macaahid, m.dh)Dugsi mihnadeed oo ka heer sarreeya dugsiga sare, kana heer hooseeya kulliyad jaamacadeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga machad ↴
hormuud | macaahid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

