madax-adayg
(m.l)Wax ka dhaadhicid la'aanta qof ku sugnaado, garmaqaatenimo.
madax-adayg
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)1. Ka m.: wax samayntooda diidid. 2. Ku m.: wax ku adkaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madax-adayg ↴
cinaad [m.l]
1. Diidmo luggooyo ku jirta. 2. Runta oo la is diidsiiyo ama laga madax-adaygo. ld canaad¹.
cinaad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Diidmo luggooyo ku jirto cid kula kicid. 2. (f.mg) Runta ka madax-adaygid. ld canaad².
madax-adaygid [m.f.dh]
eeg madax-adayg².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg