Site icon Qaamuus

ereyga

maggarafoon
(m.l) (-nno, m.dh)

Qalab xoojiya codadka yaryar oo hirarka jabaqda u beddela tamardanabeed, kaasoo loo sii beddeli karo jaqab marka lagu qaado silig ama silig la'aanba. ld maggaroofan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maggarafoon

maggaroofan [m.l]
ld maggarafoon.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version