Site icon Qaamuus

ereyga

Mashiingaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qori boobe ah oo cago leh oo xabbadihiisu silsilad dheer ku taxanyihiin. ld mashiiggaan, mishiggaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mashiingaan

mishiggaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version