Site icon Qaamuus

ereyga

Masuugsan

Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax, wax saluugsan ahaansho. 2. Wax, wax dhaliishan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masuugsan

masuugsanaan | masuugsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version