Mawjad-gaaban
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-o gaagaaban, m.l)(juqr.) Hirar ballac yar oo abuurma marka cufisjiidadka qorraxdu uu lid ku noqdo si xagal quman ah kan dayaxa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mawjad-gaaban ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg