Maykarafoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Qalab tamarta jabaqda u beddesho tamar danab. Waa qaybta ugu horreysa ee telefoonnada iyo war baahiyayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maykarafoon ↴
samaacad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg