Muluqmuluq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Socod badan oo meelo kala duwan la gelayo iyada oo aan ujeeddo fiican laga lahayn. 2. M. leh: wax gacanta ka sibiibixanaya. 3. Khayaano iyo mardaddabaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muluqmuluq ↴
muluqmuluqlayn | muluqmuluqlee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg