Naadir
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Aan had iyo goor la heli karin (wax); dhif ah.
Naadir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(juqr) Bar ku dhisan aragtida aan sababaysnayn ee laga helo samada gudaheeda, taas oo lid ku ah fuqa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naadir ↴
naadirnimo | balaatihelmantis | farkuddoon | hiilyam | macduun | marsoobbax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg