Nabaddoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Qof loo xilsaaray in uu cido colaadi dhextaal heshiisiyo. 2. Qof qabiil madax u ah; caaqil; ugaas.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabaddoon ↴
caaqil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg