Site icon Qaamuus

ereyga

Ortan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hadal cod dheer ah oo la isdhaafsado.

Ortan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-tamay, -tantay)

Hadal cod dheer ah is dhaafsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ortan

gorgortan | gorgortan | ortamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version