Qaafil
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-llo/-liin, m.dh)1. Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin. 2. Xog ogaal la'aan. 3. Qof maskaxdiisu meqantahay, maahsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaafil ↴
qaafilo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg