Site icon Qaamuus

ereyga

Qanabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Orodka awr qooqani sameeyo isaga oo madaxa laallaadinaya daamankana isla dhacaya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanabo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version