Qaranful
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Miro yaryar, madmadow, dhuudhuuban oo madax kuuskuusan leh oo shaaha lagu udgiyo. ld qorofol, qoronful.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaranful ↴
qorofol | qoronful |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg